Share with your friends via email

Museveni: Maxaysan ninkan ugu filneyn 35 sano oo madaxtinnimo ah?

Intii lagu guda jiray doorashadii ugu dambeysay shan sano ka hor markii uu ka hadlayay arrinta ku saabsan inuu xilka ka dego, wuxuu is weydiiyay: "Sidee ayaan uga tagaa beer moos ah oo aan abuuray taas oo bilowday inay miro soo bixiso?"

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip