Heshiiskii Nabadeed ee Armenia iyo Azerbaijan oo burburay
Saraakiisha Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu jebiyay heshiis nabadeed oo soo afjaray lix toddobaad oo dagaal qaraar uu ka socday gobolka Nagorno-Karabakh.
Wasaaradda difaaca ee Azerbaijan ayaa sheegtay in afar ka mid