Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ay xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku lahaayeen xerada Laanta Buuro ee gobolka S