Turkiga oo soo bandhigay magaca ninkii fuliyay weerarkii ismiidaaminta ee Magaalada Istanbul
Turkiga, ayaa aqoonsaday ninkii maalintidii Sabtida isku qarxiyay goob laga dukaameysto oo ku taala Bartamaha Magaalada Istanbul, waxaana weerarkaasi ku dhimatay afar ruux oo ninkaasi uu ku jiro, halka 30 kalana ay ku dhaawacantay.