Share with your friends via email

Baarlamaanka Kenya oo ka dooday khilaafka Soomaaliya.

Baarlamanka Kenaya ayaa ka dooday khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex bilaabmay labada dal. Arintan ayaa daba joogta go'aankii ay Soomaaliya ugu yeedhatay danjiraheeda u fadhiya Nairobi, ee ay sidoo kalena ku wargelisay danjiraha Kenya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip