Obama oo booqasho taariikhi ku tagay magaalada Havana ee dalka Cuba (Sawirro)
Barack Obama ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyay ee Mareykan ah oo booqasho ku taga dalka Cuba, muddo 90-sano ku dhow, isagoo kulamo la qaadan doono Hogaamiyaha Cuba Raul Castro.