Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Mudane Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ugu baaqay dadka ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle ee ku sugan magaalada Beledweyne inay wadahadal la yeeshaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen