Share with your friends via email

Xog: Deni iyo A/Madoobe oo aqbalay codsigii ka yimid musharaxiinta mucaaradka

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ogolaaday codsigii ka yimid musharaxiinta madaxweynaha ee ku shirsan Muqdisho, ee ahaa inay wax ka bedelaan xubnaha guddiyada doorasho ee heer federal ay soo magacaabeen, sida ay ogaatay Caasimada Online.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip