Nin Sheegtay In uu u Dhacay Barta Twitter-ka ee Trump oo Su'aalo la Weydiiyay
Ciidamada booliska Netherlands ayaa su'aalo weydiiyay cilmi-baare ammaanka internet-ka ah oo lagu magacaabo Victor Gevers kaas oo la sheegay in uu ku guulaystay gelidda cinwaanka uu Twitter ku leeyahay Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump.
Gev