Share with your friends via email

Deg Deg:- Caruur Barkad ku dhacay oo ku Geeriyooday Galgaduud

Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar Caruur ah oo Saddex kamid ah ay Walaalo yihiin ay ku dhinteen Barkad ay ku dhaceen oo ku Taalla Tuulada Shiilo-madow oo Duleedka ka ah degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip