Muwaadin Somaliyed oo lagu dilay dalka South Afrika
Dableey hubaysan oo Burcad South Afrikan ah ayaa weeraray goob ganacsi oo uu lahaa ganacsade Somaliyed oo ku taallo Tuulooyinka Gobolka North West ee dalkaasi South Afrika.
Burcada South Afrikaanka oo isku dayaysay inay dhacdo goobta ganacsiga ee