Share with your friends via email

C/wali Gaas "Puntland waa isaga filan tahay inay la dagaalanto Al-Shabaab, AMISOM uma baahni"

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-Shabaab ee gaaray deegaano dhaca xeebaha Puntland, halkaasoo maalmo ka hor ay doonyo kaga dageen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip