Share with your friends via email

Dibad baxyo ka dhashay xil loo magacaabay Madaxweynihii hore ee Brazil Lula da Silva

Madaxweynaha BrazilDilma Rousseff ayaa u magacawday Madaxweynihii hore ee Brazil Lula da Silva Madaxa shaqaalaha dowladeeda, iyadoo magacaabidan ay ka dhalatay dibad baxyo rabshado wata oo kumanaan ruux ay ka dhigeen magaalooyinka qaar ee Brazil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip