Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo saaka mar kale ka qarxay deegaanka Suuj
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii Shabaabka ahaa ee maalmo ka hor ka degay deegaanada xeebta ee Puntland ayaa saaka mar kale ka qarxay deegaanka Suuj ee ka tirsan Gobolka Nugaal, iyadoo dagaalka saaka la isku adeegsanayo hubka