Talyaaniga oo 286 Euro ku maalgelin doonta Soomaaliya
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra'iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome ee dalka Italy, waxaana shirka loo qaban qaabisay dowladda Talyaaniga.