Share with your friends via email

Wasiir Diini "Heshiiska Kismaayo wuxuu gacan ka geysan doonaa Dar-dar gelinta dagaalka aan kula jirno Argagixisada"

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo, ayaa galabta soo gabagabeeyey shir dib –u-heshiisiin ah oo qaar kamid ah dadka deegaanka iyo Maamulka Jubbaland u dhexeeyey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip