Maxay Kooxda Chelsea ka tiri qilaafka la sheegay inuu soo kala dhexgalay N'Golo Kante & In xiddigu doonayo inuu ku biiro Real Madrid?
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iska diiday oo beenisay qilaafka la sheegay inuu soo kala dhex-galay iyaga iyo N'Golo Kante.
Waxaa jiray warar soo baxay dhowaan oo soo jeedinayay in xiddiga ku guuleystay Koobka Adduunka uusan ku farraxsanayn