Dowladda Somaliya oo sheegtay arimo Siyaasadeed ciidanka Amisom inay uga baxeen deegaano Sh.hoose ka tirsan
Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa sheegay ciidanka Amisom inay arimo Siyaasadeed oo ka taagan Gobolka Shabeellaha hoose ay uga soo baxeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose.
Ciidanka Amisom waxa ay ban