Romelu Lukaku Oo Daboolka Ka Qaaday Magacyada LABA Ciyaartoy Oo Uu Uga Tegay Manchester United & Sidii Xumayd Ee Loola Dhaqmay
Weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa daboolka ka qaaday magacyada labadii ciyaartoy ee sababta u ahaa inuu iskaga tago Manchester United, isla markaana sida xun ula dhaqmay intii uu joogay kooxdaas.
Lukaku waxa kale oo uu magacaabay lab