Faahfaahin Qarax kale oo argagax leh oo ka dhacay Lubnaan
Ugu yaraan afar qof ayaa naftooda ku waayey kuwa kale oo badana dhaawacyo ayaa soo gaarey markii taangi shidaal siday uu ku qarxay caasimadda Lubnaan ee Beirut.
Taangiga ayaa ku qarxay xaafadda Tariq al-Jadida ee caasimada fiidnimadii jimcaha, ma