Share with your friends via email

Abshir Suubow oo maanta lagu dilay degmada Balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil uu maanta askari ka tirsan ciidamada dowladda wiil dhalinyaro ahaa ugu geystay degmada Balcad oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip