Baarlamaanka Itoobiya oo go'aamiyay qabashada doorashooyinka guud ee dalkaasi
Baarlamaanka Itoobiya ayaa meelmariyay qaraar oggolaanaya in doorashada guud ee dalka ee dib loo dhigay lagu qabto sanad gudihiis.
Sanadka cusub ee Taariikhda Itoobiya ayaa curtay 11-kii bishaan Sebteembar, sidaa darteed doorashada guud ee dalka Ito