XOG: Kheyre oo ku biiray siyaasiyiinta xiriirka dhow la leh Imaaraadka & Qorshaha uu damacsan yahay
Ra'iisal wasaarihii xilka laga qaaday Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Mr. Kheyre ayaa la sheegay inuu hore xiriir hoose ula lahaa Siy