Share with your friends via email

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan gaar ah la yeeshay Donald Yamamoto

Madaxweyaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya dalka Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip