Share with your friends via email

Gobolka kamida dalka Nigeria oo laga ansixiyay sharci ogolaanaya in la dhufaano ragga carruurta kufsada

Sharci-dajiyayaasha Gobolka Kaduna ee waddanka Nigeria ayaa ansixiyay in la dhufaano kuwa lagu helo kufsiga carruurta da'doodu ka yar tahay 14 sano. Barasaabka gobolka Kaduna Nasir Ahmad el-Rufai ayaa looga baahan yahay inuu saxeexo xeerkaan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip