Mid ka mida ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga oo ku dhintay qaraxii Kismaayo
Allaha u naxariistee Taabit Cabdullaahi Xasan Raabi oo ka mid ahaa ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaankii shahaadiga Dugsiga Sare ee dalka ayaa ku dhintay ismiidaamintii maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo.
Taabit Cabdullaahi Xasan ayaa