Faah-faahino:- Qarax ka dhacay Gobolka Gedo iyo Khasaaraha ka dhasha
Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay Gobolkaaas.
Qaraxa oo ahaa Miinada Dhulka la galiyo ayaa la sheegay in uu ka dhacay Maqaaayad ku taalla Magaalada Ceel-waaq ee Go