Madaxweyne ku xigeenka Afganistan oo qarax lagu dhaawacay
Sida ay qoreen qaar kamid ah wakaaladaha wararka dunida waxaa maanta qarax ka dhacay caasimadda dalka Afganistan ee Kabul ku dhaawacmay madaxweyne ku xigeenka waddankaas Amrullah Saleh.
Qaraxa ayaa loo dhigay kolonyo uu la socday bartamaha magaala