William Ruto oo shaaciyey 'arrin ay Soomaaliya ka damacsan tahay' joojinta qaadka
Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ka hadlay joojinta lagu sameeyey qaadka Kenya ay gayn jirtay Soomaaliya iyo waxa ay damacsan tahay dowladda federaalka.
Beeraleyda iyo ganacstada jaadka dalka Kenya ayaa ku qasban iney sugaan il