Taliska Ciidanka Xoogga oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ee Balcad
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii Al-shabaab waaberigii hore ee saakay ay ku qaadeen gudaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Taliska Ciidanka Xoogga oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka