Galmudug oo sheegtay in la siyaasadeeyay dagaal ka dhacay Galgaduud
Dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed ayaa laba maalin kahor waxaa uu ka dhacay deegaanka Xananbuure ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay Khasaaro dhaawacyo.
Dagaalkaas ayaa ka dambeeyay, kadib markii dad shacab ah oo ku sugnaa Go