Laba arrimood oo ku saabsan sida kacbada loo dhaqo
Kacbada barakaysan gudaheeda waxaa la dhaqaa sannadkii seddax goor, waana arrin soo billaabatay xilligii Nabi Maxamed NNKH.
Markii ugu horreysay ee la dhaqay waxay ahayd xilligii ay Muslimiinta qabsadeen magaalada Makah iyo kacbada.
Waxaana