Gudoomiye lagu dilay Beledweyne iyo raggii dilay oo mid ka mida la dilay
Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in caawa fiidkii lagu dilay Gudoomiyihii Deegaanka Hees ee duleedka Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.
Cabdullaahi Axmed Qanyare (Bilig Bilig) ayay kooxo hubeysani ku toogteen