Mareykanka oo Cunaqabateyn ku soo rogay Saraakiil Ka Tirsan Maxkamadda ICC.
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn kusoo rogtay saraakiil sar sare oo ka tirsan maxkamadda dambiyada dagaalka caalamiga ah ee ICC, kuwaasoo ay ku jirto dacwad oogaha guud ee maxkamaddaas, Fatou Bensouda.