Share with your friends via email

Golaha Ammaanka oo kulan deg deg ah Maanta ka yeelanaya xaalada Soomaaliya

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Khamiis ah in kulan aan caadi aheyn ay ka yeeshaan xaalada dalka Soomaaliya, iyada oo lagu guda jiro xilli kala-guur ah. Fadhiga Maanta Golaha ammaanka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip