Share with your friends via email

Qaramada Midoobay oo shaacisay inay 150,000 qof ku barakaceen fatahaadii ku dhuftay gobolada koonfurta Soomaaliya

In kabadan 150,000 oo Soomaali ah ayaa ku qasbanaaday inay ka cararaan guryahooda ilaa dabayaaqadii bishii 6aad, oo ay ku jiraan ilaa 23,000 usbuucii la soo dhaafay oo kali ah, kadib daadad iyo fatahaado ku dhuftay gobollada Koonfurta Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip