Share with your friends via email

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Bay

Wararka ka imanaya gobolka Bay gaar ahaan deegaanka Deynuunaay ayaa sheegay in dagaal khasaaro xoog leh geystay uu ka dhacay deegaankaas. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen degaanka Deeynuunaay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip