Share with your friends via email

Dowladda Tanzania oo soo saartay sharci cabburin kara dadka isticmaala baraha bulshada

Dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee dalka Tanzania ayaa waxay si weyn u dhaleeceeyeen sharci cusub oo dembi ka dhigaya in mudaharaadyo lagu abaabulo Internet-ka, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid ka hor imaanaya xuquuqda hadalka iyo xoriyatul

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip