Share with your friends via email

Maalinta caalamiga ah ee cudurka Cagaarshowga (World hepatits Day) oo Muqdisho laga xusay...

Xuska Maalinta caalamiga ah ee ka hortagga iyo la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee Cagaarshowga (World hepatits Day) oo sanad kasta caalamka laga xuso maanta oo kale 28-ka July ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda Benaadir ee magaaladda Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip