Wararkii ugu dambeeyay shirka maanta ka furmaya Dhuusamareeb
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka, ay ku leeyihiin Madaxweyne-yaasha Shanta Maamul Goboleed, ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.
Sida uu qorshuhu ahaa shirka ayay ahayd in Khamiistii uu ka furmo Maga