Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha Bulshada aad looga hadal haayay warar la xiriira in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad oo xilligii doorashada ay Dowladda Soomaaliya geysay Dhuusamar