IS oo sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duqeynta diyaaradaha (Sawiro)
Kooxda IS ayaa ka sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duqeynta diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga uu horkacayo Maraykanka ku qaadaan deegaanada ay maamulaan ee dalka Ciraq iyo Siiriya.