C/raxmaan C/Shakuur" Muqdisho waxaa ay u baahan tahay Matalaad iyo maqaam isla socda
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka qeyb-galay munaasad ka dhacday Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligana dalka,isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
C/raxmaan