Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal Ciidamo ka kala tirsan kuwa Haramcad ee booliska gaarka ah iyo kuwa Nabadsugida Soomaaliya Maanta ku dhex-maray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay a