HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-JULY-2020
Farmaajo oo xariga ka jaray Garoonka Stadium Muqdisho
Md.Maxamed C/hi Farmaajo, Madaxweyna ha JFS ayaa gelinkii dambe ee Shalay xariga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, ka dib markii dayactir iyo dib u hab eyn ballaaran lagu