Share with your friends via email

QM oo ka hadashay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ugu mahadceliyay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil, soo bandhigidda noocyada farsmo ee lagu gaari karo ku guuleysiga doorasho toos ah oo Soomaaliya ka dhacda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip