Share with your friends via email

Puntland oo lagu wareejiyay Deeq Daawo ah

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay'adda UNICEF qalab loogu talagalay 12 xarumood oo hooyada iyo dhalaanka oo dib u dayactir lagu sameeyay, xarumahaan ayaa ku kala yaala gobolada Nugaal iyo Mudug. Xaashi Xirsi Muuse

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip