Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka, kaasoo ay ka qeyb galeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip