Share with your friends via email

Aden Barre Ducaale oo laga qaadayo xilka Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ah hogaamiyaha xisbiga Jubilee ayaa lagu wadaa in uu guddoomiyo kulan muhiim ah oo xildhibaanada baarlamaanka Kenya maalinta Isniinta ee soo socota, iyadoo lagu wado in xilka loogaga qaado Aden Barre Ducaale

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip