Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada Suuqa Bariga Afrika ee loo yaqaano EAC oo ay ku bahoobeen illaa lix dal oo ku yaala Bariga Afrika.